Aqoon kororsi lagu qabtay xarunta Golaha Aqalka Sare

Muqdisho, Juun 21, 2018- Xarunta Golaha Aqalka Sare waxaa lagu qabtay aqoon kororsi ku saabsan Nidaamka Maamulka iyo agaasinka Baarlamaanka, aqoon guud ee la dagaalanka musuqmaasuqa & sharciyada ka jira adduunka, fahamka iyo ka tashiga qodobada Xeerka Dhismaha Guddiga La dagaalanka Musuqmaasuqa iyo awoodaha Baarlanaamka ee la –socodka iyo daba-galka xukuumadda & hay’adaha dowladda.

Aqoon kororsigaas waxaa iska kaashanayey Aqalka Sare iyo Heyada SSG waxa uuna soconayey 20-21 bishan Juun ee 2018 waxaana kasoo qeyb galay aqoon kororsigaas Xoghaya Guud & ku xigeenkiisa, Agaasimayaasha Aqalka, Guddiga Garsoorka  iyo Guddiyada Golaha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

 

 

 

 

 

 

Tweets Golaha Aqalka Sare

Dhageysi dadweeyne ee Hindise sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabanaan ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa -Golaha Aqal… https://t.co/dViglvoANN
TOOS UDAAWO:Dhageysi dadweyne Hindise sharciyeedka dhismaha guddiga Madaxa bannaan ee Ladagaalanka Musuqmaasuqaa… https://t.co/WiKkUq8doP
Dhageysi dadweeyne ee Hindise sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabanaan ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa -Golaha Aqal… https://t.co/Dx4G8QZZ0Q

Tweets Golaha Shacabka

From Google
Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS: https://t.co/oxCER4xmaA via @YouTube
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa Maanta Daahfuray Shirka Dib u-eegista Dastuurka oo Maa… https://t.co/r6j9ezz9ML
https://t.co/sZrEvJGA2d
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya