Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Akhrinta 1aad Marsiiyey Hindise Sharciyeedka Shirkadaha

Xildhibaanada Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho:

Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Ajandeha Kulankoodi 8aad ee Kalfadhigiisa Seddexad Waxay Uga Hadleen Akhrinta 1aad Hindise-Sharciyeedka Shirkadaha ee Soomaaiya ay soo gudbisay wasaaradda ganacsiga & Warshaadaha Iyadoo uu ka hor akhriyey xildhibanada Wasiirka Wasaarada Ganacsiga & Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Intaas kadib ayaa xildhibaanaada su’aalo ka weydiiyey waxa uu qaban doono sharcigan iyo meel qaaar oo u baahnaa sixitaan iyo wax ka bedel.

Ugu dambeyntii kulanka ayaaa waxaa soo xiray Guddoomiyaha Golaha shacabka wuxuuna ku wargeliyey Xoghayaha Guud in uu ku wareejiyo Hindise Sharciyeedkan Guddiga u qaabilsan siday ugu soo baaraan degaan uguna soo sameeyan wax ka bedel kadibn ay kusoo celiyaana Golaha.

Tweets Golaha Aqalka Sare

Kulan u dhaxeeyo Guddiga xalinta khilaafaadka Aqalka Sare Iyo urrurada bulshada rayidka eey ku yeesheen maanta Gola… https://t.co/SiwLnZ343K
Kulan ay layeesheen xaleey Wafdiga ka socoday Golaha Aqalak Sare Kusimaha Madaxweeyna doowlad goboleedka Koonfur ga… https://t.co/Ia44aV8XQT
Wafdiga Xalinta Qilaafaadka Dowlad Goboleedyada Iyo Dowladda Federaalka Soomaalya Ayaa kulan Layeeshay Bulshada Ray… https://t.co/lwRoGIkzup

Tweets Golaha Shacabka

Xildhibaanada @Golaha_shac_JFS Ayaa Maanta Ka Doodaya Sii Wadista Doodda Ku Saabsan Dib U eegista Xeer-hoosaadka G… https://t.co/WZmxKqJtCr
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ka dooday xaalada amni ee… https://t.co/0ghJ5ZwOtx
Berri oo ah Isniin, Tr. 10/09/2018, waxaa qabsoomaya Kulanka furitaanka Kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka Federaalka… https://t.co/JfjlWKEpN6
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya