Waxaa goordhaw furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka. Kulanka waxaa shir guddoominaayo guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka MudaneCabdiweli Shiekh Ibraahim Muudeey.

Waxaa goordhaw furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka.

Kulanka waxaa shir guddoominaayo guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka MudaneCabdiweli Shiekh Ibraahim Muudeey.

sidoo kale kulanka waxaa goob joog ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Kulanka waxaa goob joog ah 140 Xildhibaan

Ajendaha kulanka ayaa ah

1. U codeynta wax-ka bedelka sharciga Iibka Qaranka.

2. U codeynta wax ka bedelka sharciga Furdooyinka.

3.Akhrinta 3-Aad ee hindise sharciyeedka Jaan-goynta iyo Tayo dhowrka Soomaaliyeed.

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya