Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ah madaxda Magaaladda.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ah madaxda Magaaladda Ouagadougou (Waakadhugu)ee Caasimadda Dalka Burkina Faso kaga qeyb galeysa kalfadhiga 15-aad ee Midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka ayaa ka qeyb galay casho sharaf xubnaha shirka ka qeyb galaya loogu sameeyay Magaaladda tan Ouagadougou (Waakadhuugu) Sidoo kalena waxaa goobta lagu soo bandhigay cayaaraha Hidaha iyo dhaqanka ee Dalkan Burkina Faso.

© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya