GUDDIGA HORMARINTA ADEEGGA BULSHADA OO MAANTA KULMAY

 

Muqdisho Saptember 06,2022, Guddoomiyaha Guddiga Hormarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS NADRA SALEH ABDI ayaa maanta Shir_guddoomisay kulan Guddiga uu Maanta ku yeeshay Xarunta guddiyadda iyo Guddoonka ee Villa Hargeisa.

Guddiga ayaa ka wada-hadlay Ajadayaasha hortabinta u leh iyo sidii loogu yeerilahaa wasiirada ay wada shaqaynta kala dhaxayso Guddiga.

 
 
© 2018 Xuquuqda Dhawrista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya