English:   
   Bogga Hore

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Baarlamaanka
Raadraaca Hinidise-Sharciyeedyada

Kalfadhi  24    Kolan  2
    Sanadka  2017
Xilliga Lakeenay   30-10-2017    
Lam18

HINDISE SHARCIYEEDKA PATROOLKA
Si waafaqsan Qodobada 7(1) iyo 44 ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ee 2012, Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya wuxuu soo saarayaa sharciga soo socda ee ka dhaqangelaya dhammaan dhulka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya:
Hindisaha Waxaa leh:
Golaha Shacabka
Jihada Keentay:
Wasaaradda Macdanta & Batroolka




Qoraallada HinidsaSharciyaadka
Soojeedinta Hindisaha

Raadraaca Hinidsa Sharciyaadka


Taariikh
Baarlamaanka
Heerka Sharciga Marayo
30-10-2017
Golaha Shacabka
Doodda Golaha      Akhriska Koowaad